Dacwadii Aqoonsiga Dalkii Ugu Sareeyay,Dunidaan U Dhiibno Dabagalbaynu Sugaynaa

0
Saturday March 26, 2022 - 09:52:23 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dacwadii Aqoonsiga Dalkii Ugu Sareeyay,Dunidaan U Dhiibno Dabagalbaynu Sugaynaa

    W/Q: Ismail Abdillahi handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]

TU KHAAS AHANA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.

 

Dalabkii aqoonsiga,Dawldii u weynayd,



Dunidaan u dhibno,Dooday ka yeeshen,


Duulka afrikaniyo,Dalal badan u sii dire,


Degdeg halo aqoonsado,Iyagii kusi dare,


Diidimaayan amarke,diyaarbay ahaayen,


Dabaaldegena Meyba,Doorkanu lamaanyo,


Dalkeno barwaqo ah,Da’yaa raxmaadkuna,


Deeqda ebbe weeye,Ducaysto u mahadnaqa,


Daayinkayna siiyiyo,Dadaalkii hogaankeenan,


Daramalkii qabiilkiyo,Daaya hadalka diifta leh,


Daaqadaa inagu furan,Laynoogu dawgalaye,


Doorashadiyo ururada,Degenaan ha loo galo.


Danta qaranka dhawro,Durquniyo ka jira muran,


Durugsigii farmaajiyo,dibu dhacood inaga jira.


                        Ismail Abdillahi handuleh.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...