Aabihii Curriyey figraddii Gooni-isku -taagga Somaliland Mujaahid Yahye Haji Ibrahim Warame

0
Saturday March 26, 2022 - 09:45:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1899
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aabihii Curriyey figraddii Gooni-isku -taagga Somaliland Mujaahid Yahye Haji Ibrahim Warame

    Mohamed Abdillahi Nur ( Mohamed Abdillahi Suweyn)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mohamed Abdillahi Nur ( Mohamed Abdillahi Suweyn)

Ninkan Sawirka ka muuqda, ninkan kaakiga xidhan ,ninkan notebook-gana gacanta ku haysta,ninka ciidanka la hadlaya ma garanaysaa? ma xusuusan tahay? ama ma laguu sheegay?



Ninkani Eebbe naxariistii janno haka waraabiyee waa Mujaahid Yahye Haji Ibrahim waa Geesi ka mid ah labadii Geesi ee Curriyey figradda Gooni-isku -taagga Somaliland,Somalilandtan maanta Mareykan iyo china ku loolamayaan ee aan ku badhaadhnay .Mujaahid Yahye wuxu ahaa Diplamaasi ruug caddaa ah,mujaahid Yahye wuxu ahaa mufakir,aftahan, Caalim iyo Beeldaaje, Mujaahid Yahye wuxu ka mid ah dadkii xoogoogii iyo xoolahoogiiba galiyey halgankii SNM.


Eebbe naxariistiisa janno  ka waraabiyo Mujaahid Yahye Haji Ibrahim Aamiin, Aamiin....

 

Mohamed Abdillahi Nur ( Mohamed Abdillahi Suweyn)

Mohamed is an electrical engineer/Econmist and can be reached at:

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...