Hargeisa Jikaar Uma Baahna Waxay U Baahantahay Arimahan

0
Wednesday March 23, 2022 - 19:02:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 928
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa Jikaar Uma Baahna Waxay U Baahantahay Arimahan

    W/Q: Nour M Hamud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Nour M Hamud

Hargeisa Jikaar  Uma Baahna Waxay U Baahantahay Arimahan,

 

1: Caafimaad(hospitals)

2: BIYO

3: Laydh (koronto) jaban

4: Dugsiyo dawliya (free)lacag la,aan ah

5: Ajaanibka sharci darada ku jooga laga saaro

Dhamaan Shantaa arimood ayaa muhiim inoo ah waxaana ina la gudboon iyadoon hargeisa   la kala qaadin dagmooyinka inaynu la xisaabtano cidkasta oo arimahaa aan kor kusoo xusay masuul inooga ah,

Waana la heli karaa mudo yar oo kooban gudahood hadii ay shacbiga hargeisa isku duubnaadaan oo aanay is kala gurin isla xisaaabtan la,aantana waxaa keena in bulshada loo kala qaybiyo reero oo hargeisa xaafadba reer lagu shaanbadeeyo si loo lun sado wixii ay xaqa u lahayeen hargeisa waa isku dan, isku baahi  danaheena aan garano waxna aan wada doonano inagoo isku Duuban,

Hargeisa waxaa been lagu waday mudo dheer oo aanay maanta hayn baahiyaha aasaasiga ah oo laga lunsaday Malaayiin biyo loogu tala galay oo ay bixiyeen wadamo shisheeye,

Allow madax Daacada.

Kuxigeen gobolka m jeex ee Xisbiga Ucid

Nour M Hamud


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...