Sheekh Ka Sheekeeyay Dhacdo Wiil Uu Dhalay Ku Qabsatay Hargaysa

0
Wednesday March 23, 2022 - 16:21:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Ka Sheekeeyay Dhacdo Wiil Uu Dhalay Ku Qabsatay Hargaysa

    "Intaa ka dib saldhigii waxa yimi nin kaaleye ka ah maxkanada degmada iyo askari ka tirsan ciidank socdalka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Intaa ka dib saldhigii waxa yimi nin kaaleye ka ah maxkanada degmada iyo askari ka tirsan ciidank socdalka"

Hargaysa (HWN) Sheekh Maxamed Cali Gadhle oo kamid ah Culumada Somaliland ayaa ka sheekeeyay dacdo qabsatay wiil uu dhalay.



Sheekha  oo qoraal uu kaga hadlayo dhacdada qabsatay wiilkiisa baahiyay ayaa ka sheekeeyay qaabkii dhacdadu udhacday, waxaanu kaga hadlay qoraalkan hoose :-

 

Taarikhdu markay ahayd 11-3-2022 sacaduna tahy 10 habenim wax dhacday in wiil aan dhalay oo ku so socda guriga ay soo weeraren sadex nin oo wata gaadhi yar oo loo yaqanan dukhan oo dhaweye ah kuna hubaysan sodh iyo mindiyo waxanay ka qadeen mobayl wayn oo uu sitay wax isdifaca iskumu dayin wiilku si dhawac iyo dhac anay isugu darin.

 

Nasiib wanaag isla markay dhaqaaqen waxa uu qortay lambarkii gadhiga waxaanu tagay saldhig bilays halkii ugu dhawayd una gudbiyay falkii ku dhacay subaxi saldhiga markaan tagnay wax uu qoraal gacansiin u gudbiyay ciidanka tarfiga, modo daqiiqada waxay ku aqoon sadeen cida ku qoran mulkiyada gadhiga,

 

Hadba gadhiga oo lakala iibsaday darteen marki aan la xidhiidhnay notayadii lagu iibsaday gadhiga dhawr cisho ka dib wax la aqoon saday cida imka leh gaadhiga saldhigii ayaa la hadlay kuna amray inuu saldhiga yimaado.waxa  kale oo saldhiga yimi dadkale oo sheegana in nimankaa gadhiga watay ay ayagana dhac iyo dhawcba u gaysteen.

 

Intaa ka dib saldhigii waxa yimi nin kaaleye ka ah maxkanada degmada iyo askari ka tirsan ciidank socdalka oo sheegtay inay qarabo la yihiin nimkaa falka dhacaa gaystay waxanay keeneen saldhiga mobaylkii waanay iska tageen saldhigi wax uu u yeedhay wiilki mobaylka laga qaaday waanu siiyay mobaylkii. Halkaa markay wax maryan waxaan codsanay anaga iyo dadkii kale in danbilayshaa iyo gadhigii la soo qabto,waxanan u sheegnay sax in aanay ahayn in nimaka mobaylka keenay la siidaayo waayo ma cada inay yihiin kuwii falkan gaystay iyo inkale.

 

Ka dib waxa aniga ila soo hadlay labadii nin ee mobaylka kenay oo leh mar hadaan mobaylkinii aan idin soo celinay halka kudaaya dacwada  aniguna waxaan ku idhi nidhi keena cidii falka gaysatay iyo gadhigii waxay iigu jawaben hadaba idinku donta cidi wax idin gaysatay kadib  wax ila so xidhiidhay nin leh anaa habeenka gadhiga wada waxana falka ila fuliyay laba nin oo kale waxaanu igu yidhi sheekh ramadan ayaa soo dhawe na saamaxa waxaan ku idhi hayee kalaya saldhiga.

 

Intaa ka dib waxaan ku noqonay saldhigii waxan u sheegay in ninkii gadhiga wadatay iyo kuwii mobilka keenayba ay nala soo hadlayaan lambardodi hayno hala soo qabto laakiin taasi ma suuro galin wax talabo ah cidna lagama qaadin.

 

Hadaba waxaan is waydiinyay

1-bal marka anoo qofkasta oo madaxa gaadhi kara xafiiskasata tagi kar askriga iyo kaliyaa mobalka keenay dacwayn kara madaxda sare ee bilsyaka u dacwon kara

Marka laysoo qaban waayay nimankaa budhcadaa si bilaysku u aqoon sadan ehelkodi u ogadan dhibta ay wadaana u jojiyo bal maxay noqonaysaa xaalada dadka masakiinta ee ay ku dhacdo arintan oo kale.

 

2- mida kale bal marka aan wax talabo ah laga qaadin ninkii mobilka keenay iyi kuwu falka gaystay oo la aqoonsaday maxay tahay ujeedadu ma talo iyo tabar ayay ka noqtay  ma cid kale ayaa arinka culays sartay  ma wax kale ayaa jira.

 

3 takale hadii danbilayaash la aqoon saday lambaradoda lahayo lana soo qaban waayo ma wax la rabaa in dadku suqa isku dilaan.

alle ayaa mahadleh."

 

Ayuu yidhi Sheekh Maxamed Cali Gadhle oo qoraalkan ku baahiyay bogiisa Facebooga.

Loading...
Loading...