Ciida Maanso Hal abuur Qoraa Xamse Riiraash

0
Wednesday May 29, 2019 - 10:27:43 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciida Maanso Hal abuur Qoraa Xamse Riiraash

    Ciidu waa ayaan wacan, Ciroole iyo dadkoo idil,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidu waa ayaan wacan, Ciroole iyo dadkoo idil, Ay aroortaa ceeshaaan,

Waa farxadiyo damaashaad,

Cidhoofkoo dhan gaadha,

Cisho weeyi  yaabloo,

Waxa carrada joogaa,

caddaan ugu ahaatoo

Dadku ay caleemiyo,

Dumarkuna cilaan iyo

Qaar kalana cadar iyo,

Carfi wada udgoona badan,

Ay Ku camiraan dharkoodoo

Qaraabada  ciddoodiyo

Cindogooda joogtiyo

Caalamkaa dhamaantii,

Salaan aad  u caaniyo,

Nabad ku ladhan caaniyo,

Cimri badan jireysa

Caynkeeda u diraanee

Ciid wacan dhamaantii

hamse riraash



[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...