Aduun-Yadu Waxay Ahaan Jirtay Dhagaha Uun Igala Soco. W/Q: Abdirashiid Awmuuse Aadan .

0
Wednesday May 29, 2019 - 10:20:43 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aduun-Yadu Waxay Ahaan Jirtay Dhagaha Uun Igala Soco. W/Q: Abdirashiid Awmuuse Aadan .

    Aduunyada waxay soo martay wakhtiyo iyo maraaxil midba mid higsanaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aduunyada waxay soo martay wakhtiyo iyo maraaxil midba mid higsanaayo waxna kaga duwanyahay waayihii ,waxaanay ahayd mid maqalka kuwada socota ,maantna waxay noqotay dhagaha iyo indhahaba igala Soco.!!


Sidaa markay tahay Adigoo kaligaa ah ayaad ka xanaaqaysaa cidhifka aduunka ugu baaleeya waxa ka socda ama ku farxaysaa ,Si toosana kuu saamaynaysaa.



Dhib iyo dheefna la qaybsanaysaa . waxaana lagu tilmaama in ay gogol kuwada fadhido .


hadaba maadaama ay technology-yadu hooyo unoqtay isbadalka xidhiidhka caalamka waxaa si wayn saamayn ugu yeeshay dhulka somalida Isgaadhsiintan Casriga ah oo ah mid si xaawaraha ugu fidaysa una saamaysay , hadaba madaama aynu ahayn dad xoola dhaqata ah oo soo gaadhay technology, samaynteeda ayaa noqtay mid aan la qiyaasi karin waxaad arkaysaa iyadoo wada saamayay hal video oo yari. waxaan talo usoo jeedinayaa dhalinyarada somaliyeed inay iska jiraan Khatarta technology-yada gudo iyo dibadaba. wa bilahi tawfiiq.


W/Q: Abdirashiid Awmuuse Aadan

([email protected])

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...