Safarkii Madaxweynu Guul Buu Ahaa Ee Maxaa Loo Xumaynayaa?.

0
Monday March 21, 2022 - 11:23:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Safarkii Madaxweynu Guul Buu Ahaa Ee Maxaa Loo Xumaynayaa?.

    W/Q: Amb. Abdi Saleiman(Mingiste)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Amb. Abdi Saleiman(Mingiste)

Safarkii Madaxweynaha ee Maraykanka (USA),si fiican ayuu u socday,balka si ula kac ah ayaa siiyo loogu kiciyey,si toos ah ayaa loo majare habaabinayaa,wanaagii iyo guushii safarka Madaxweynaha si weyn oo fool xun u waxyeeleeyey qodob oo kala ah:-

 

1.    Weerarkii  Saxaafada loogu geystay Hargeysa,ee lagu dhaawacay Wariyayaasha.Wuxuu ahaa fal loogu talo galay in lagu dhaawaco Safarka Madaxweynaha.

 

2.    Aflegaadada aad u fool xun oo loo geystay Xildh.ILHAN OMAR oo ka tirsan Aqalka Wakiilada ee Maraykanka ILHAN OMAR. Ilhan waa gabadh Soomaaliyeed oo kartideeda  ku gaadhay Kursiga ay ku fadhido.Ilhan xilligan waa Gabadh Siyaasiyad Marayka ah,waana xubin ka mid ah guddida xidhiidhka dibada ee  Aqalka Wakiilada ee USA,waxay ka mid tahay kuwa aynu doonayno in aynu  xidhiidh fiican la yeelano.Hadalka ay ILHAN tidhi  muu ahayn in heerkaa ina gaadhsiiyo.   Kuwa ka jawaabay ee Aflegaada iyo cayda fara badan u gaystay ILHAN waxay waxyeelo weyn u gaysanayaan safarkii Madaxweynaha.

 

3.    Hadalka Maxamed Kaahin ,u uka jeediyey kulankii Madaxweynaha iyo Jaaliyada Woqooyiga Ameerika,wuxuu aha amid meel ka dhac iyo sii kala fogeyn ku waxyeelo ku ahaa safarka MAdaxweynaha iyo guud ahaan Shacabka Somaliland, gaar ahaan Jaaliyada reer Woqooyi Ameerika.

 

 

Hadal iyo dhamaan,hore Ayaan u sheegay ,oo xilliga aynu Dowladnimada baraynaa way dheer tahay ,wadadii loo mari lahaana garan mayno ee SAFARKA MADAXWEYNUHU SI FIICAN BUU U SOCDAY EE KA DAAYA XAGAL DAACINTA GUUSHA SAFARKA.

 

Amb. Abdi Saleiman(Mingiste)


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...