Boorama: 50 Shaqaale Caafimaada Oo Si Baalmarsan Sharciga Shaqada Looga Eryay & Sababta

0
Sunday March 20, 2022 - 11:05:51 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 902
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boorama: 50 Shaqaale Caafimaada Oo Si Baalmarsan Sharciga Shaqada Looga Eryay & Sababta

    "Boorama 50 Shaqaale Caafimaad oo lagu bedelaayo 50 Shaqaale cusub"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Boorama 50 Shaqaale Caafimaad oo lagu bedelaayo 50 Shaqaale cusub"

Hargaysa (HWN) xoghayaha arimaha Bulshada ee Xisbiga Waddani ayaa sheegay in 50 shaqaale caafimaad ah oo ka hawlgala Boorama laga eryay shaqada si’aan waafaqsanayn sharciga.



Xoghayaha ayaa qoraal uu arinkaasi kaga hadlayo oo uu baahiyay ku sheegay in shaqaalahan la eryay lagu badelayo shaqaale kale, waxaanu qoraalka xoghayuhu uqornaa sidan:-


"Boorama 50 Shaqaale Caafimaad oo lagu bedelaayo 50 Shaqaale cusub, halla joojiyo caddaalad darrada ?


Liiska 50 Shaqaalaha la eryaayo ee warqadan ka muuqdaa waxa loo eryayaa si sharci darra ah, waa shaqaale muddo ka shaqaynaayey Cusbitaalka guud ee Boorama, warqadan looma cuskan xeerka shaqaalaha dawladda XEER LR 97/2022, waxa ku jira Shaqaalaha la erayaayo hawl-wadeenno saaka ku jiray shaqada maalin laha ah”  ayuu yidhi Maxamed Siddiiq Dhamme

No description available.

No description available.

Loading...
Loading...