Koox Hubaysan Oo Saxafiyiin Ku Weeraray Hargaysa

0
Saturday March 19, 2022 - 10:47:58 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koox Hubaysan Oo Saxafiyiin Ku Weeraray Hargaysa

    "Niman Hubaysan ayaa caawa na soo weeraray aniga iyo saxafiyiin kale"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Niman Hubaysan ayaa caawa na soo weeraray aniga iyo saxafiyiin kale"

Hargaysa (HWN) Dabley Hubaysan ayaa xalay weerar gaadmo ah ku soo qaaday Wariyeyaasha kala ah Cali Mahdi Xasan Jibriil iyo Cabdisalaan Germany oo ka hawl-gala magaalada Hargeysa.

 

Wariye Cali Mahdi ayaa qoraal uu ku baahiyay Boggiisa Facebook ku yidhi sidan "Niman Hubaysan ayaa caawa na soo weeraray aniga iyo saxafiyiin kale, waxa ay nagu rideen rasaas, Anigu ma qabo wax weyn, lkn waxaa dhaawacyo culus qaba saxafi CaBdi GerMany sidoo kale waxaa gebi ahaanba la burbiryay gaadhigaygii, xaaladayadu ma wanaagsana waxaanuna joognaa xarun ciidan waan ka war bixin doonaa siday wax u dheceen.”

Weerarkan lagu qaaday Saxafiyiintan ayayna weli ka hadlin Xukuumada Somaliland, lamana oga cida ay tahay  koodan weerarka gaysatay.


Loading...
Loading...