DEG DEG Lix qof oo ku dhaawacantay Shil gaari oo ka dhacay Garowe

0
Saturday March 19, 2022 - 09:16:49 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Lix qof oo ku dhaawacantay Shil gaari oo ka dhacay Garowe

    Shilka ayaa ka dhacay bannaanka hore ee Hoteel Curubo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shilka ayaa ka dhacay bannaanka hore ee Hoteel Curubo,



Inta la xaqiijiyay, lix ruux ayaa ku dhaawacmay shil goor dhowayd ka dhacay magaalada Garoowe.


Shilka ayaa ka dhacay bannaanka hore ee Hoteel Curubo, oo ku yaalla dhinaca bari ee Caasimadda Garoowe.



 

Dadka dhaawacmay ayaa isugu jira rag, dumar iyo carruur, sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Puntland.


Xarumaha caafimaadka oo aan la xiriirnay ayaa sheegay in dhaawacyada qaarkood culus yihiin.

Loading...
Loading...