Guddiga doorashada Jubaland oo shaaciyay ergada soo xulaysa labo kursi oo muhiim ah

0
Saturday March 19, 2022 - 08:32:07 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga doorashada Jubaland oo shaaciyay ergada soo xulaysa labo kursi oo muhiim ah

    Kursiga hop 029 waxaa hadda loo xiray Axmed Maxamuud Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kursiga hop 029 waxaa hadda loo xiray Axmed Maxamuud Jaamac


Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay magacyada Guddiga xulista Ergooyinka kuraasta #HOP124 iyo #HOP029.


Kursiga #HOP124 oo uu ku fadhiyay C/raxmaan Dheere oo ahaa gacanyaraha Taliyihii hore ee muranka badan dhaliyay ee NISA Fahad Yaasiin.


 

Cabdiraxman Dheere ayaa kursigan ku soo laaban doonin, waxaana loo xiray ganacsade Maxamed Nadiif oo horay ugu fadhiyay kursigan xilligii Dowladdii KMG ee Mbaghati.



Kursiga hop 029 waxaa hadda loo xiray Axmed Maxamuud Jaamac oo ah Wariye ka tirsan Madaxtooyadda Jubbaland, waxaana lagu waddaa in uu kusoo baxo maalinta berri ah.



Loading...
Loading...