Xildhibaan Ilhaan Cumar Oo Dhirbaaxo Diblamaasiyadeed Ku Dhufatay Muuse Biixi

0
Friday March 18, 2022 - 20:03:39 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 5363
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Ilhaan Cumar Oo Dhirbaaxo Diblamaasiyadeed Ku Dhufatay Muuse Biixi

    "Fariintan ay Ilhaan baahisay ayay dadka isticmaala baraha bulshadu ay aad ufalanqeeyeen"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Fariintan ay Ilhaan baahisay ayay dadka isticmaala baraha bulshadu ay aad ufalanqeeyeen"

Hargaysa (HWN) Xildhibaan Ilhaan Omar ayaa sheegtay in iyada iyo Xildhibaano ka tirsan Congress ka Maraykanka oo la kulmay Madaxweyne Biixi ay waxba ka fahmi waayeen lahjada iyo luuqada Diblomaasiyadeed ee ay ku hadlayeen weftiga masuuliyiinta Somaliland ee ku sugan Dalka Maraykanku.

 

Ilhaan oo ka hadlaysa fahan la’aanta ay fahmi wayday luuqada wafdiga ayaa fariintan ku faafisay Twiterkeeda.

No description available.



Fariintan ay Ilhaan baahisay ayay dadka isticmaala baraha bulshadu ay aad ufalanqeeyeen siina faafiyeen, waxaana kamid ad dadka fariinta Ilhaan wax kaqoray Bushaaro Baanday oo iyadu bogeeda soo dhigtay qoraalkan.

 No description available.


Dadka ayaa inta badan fariimahooga ku sheegayay in ay adagtahay in lafahmo qaabka uu Muuse Biixi ugu hadlayo Englishka, halka dadka qaarna ku doodayaan in dadka waawayni fahmayaan laakiin dhalinyartu aanay fahmayn.

Loading...
Loading...