Maraykanka oo kordhiyay tirada madaxda Soomaalida ah ee uu kusoo rogay cunaqabateynta

0
Thursday March 17, 2022 - 09:07:39 in News by
  • Visits: 1139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka oo kordhiyay tirada madaxda Soomaalida ah ee uu kusoo rogay cunaqabateynta

    Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka dhursugaya Mareykanka in uu soo bandhigi Magacyada siyaasiyiinta uu kusoo rogay xayiraadaha fiisaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka dhursugaya Mareykanka in uu soo bandhigi Magacyada siyaasiyiinta uu kusoo rogay xayiraadaha fiisaha.

Dowladda Mareykanka ayaa ballaarisay tirada dadka Soomaalida ah ee lagu soo rogay xayiraadaha fiisaha, kuwaas oo lagu eedeeyay wiiqista hannaanka dimuqraadiyadda Soomaaliya.


Xoghayaha Arrimaha Dibadda Antony Blinken ayaa sheegay inay sii eadsyaan cadaadiska la saarayo madaxda Soomaalida ee caqabad ku noqday horusocodka doorashooyinka iyo arrimo kale.



 

Tallaabadan ayaa timid kadib markii uu mar kale dib u dhac ku yimid dhameystirka doorashada Golaha Shacabka, iyadoo dhinaca kale Maraykanku aanu weli shaacin magacyada shakhsiyaadka la cunaqabateeyey.


Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka dhursugaya Mareykanka in uu soo bandhigi Magacyada siyaasiyiinta uu kusoo rogay xayiraadaha fiisaha.

Loading...
Loading...