Sucuudiga Oo War Cusub Ka Soo Saaray Dhoofka Xoolaha Somaliya

0
Wednesday March 16, 2022 - 09:27:13 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1999
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sucuudiga Oo War Cusub Ka Soo Saaray Dhoofka Xoolaha Somaliya

    "Arrintan ayaa timid kaddib markii ay maanta labada dal magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen heshiis"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Arrintan ayaa timid kaddib markii ay maanta labada dal magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen heshiis"

Boqortooyada Sacuudiga ayaa dib u fasaxday xoolihii Soomaaliya laga dhoofin jiray ee loo iibgeynayey sacuudiga, kuwaas oo sanadihii u dambeeyay xayirnaa.

 

Arrintan ayaa timid kaddib markii ay maanta labada dal magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen heshiiska dib u furidda dhoofka xoolaha dalka.

 

Wasiirka xanaanada xoolaha Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegay in tallaabadan ay timid kaddib markii ay dedaal dheer ku bixiyeen wasaaradda, madaxda dalka iyo ganacsatada qaar. Soomaaliya si toos ah xoola uguma dhoofin Sacuudiga tan iyo sanadkii 2016-kii.


Loading...
Loading...