Waxaan Caano Iyo Nabad Ahaynba Waa La Kala Qaada.

0
Saturday March 12, 2022 - 09:34:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 784
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan Caano Iyo Nabad Ahaynba Waa La Kala Qaada.

    W/Q: Ismail Handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Handuleh

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAAS AHNA BAHDA HW IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

               

 Madaxdeeni waxay u dhurteen Somaliyuun,waa kuwaa qabsaday jidkii DFS ee doorashooyin aan dhaweyn ku iloobay Gurmadkii Abaaraha iyo baahiyaha haysata dadkooda.




Doorashadiyo ururada,Durbaankaw tumaysaan,


Dadkiinina dhamaad yahay,Damiir haddii aleedin,


Dib intoo u dhigataan,Doogistood ma dhawrtaan,


Danahooda mooyaane,Dareen adminimo ma leh,


Damqashana warkeed daa,Digashada siyaasiga,


Duulku waa walaale,Xamar miyay isdoorshaan,


Labadooda daaniyo,Dameer iyo dhashooduun,


                           Ismail Handuleh
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...