" Reer Miyi Baa Isoo Doortey "

0
Wednesday March 09, 2022 - 10:03:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 960
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Reer Miyi Baa Isoo Doortey "

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Waxaan ku dhashey magaalo , waxaan ku korey magaalo, waxaan degenahey magaalo waqtigii aan waday  hawlihii ololahana inta badan waxaan ka ololeeyey magaalo.

 

Miyigga waxaan ku tagey hal safar oo keli ah , safarkaas oo keli ahna waanu is haleeley hawlaha oo badnaa dartood .

 

Sidaas oo ay tahey 70 % dadka isoo doortey waa reer miyi , miyi ayaaney iiga soo codeeyeen anigoo aan   la daganayn  miyigga mar walbana aan la joogin .

 

Sidaas daraadeed lagama yaabo in aan marna dadkaas ilaabo amaba aan dadaalkoodda dhayalsado , inkastoo in ku dhaw 60 booyadood oo biyo ah aan direy , in ku dhaw 30 tuulana aan wax gaadhsiiyay hadana igama dhawa , waxaana balana in aan ugu hagar baxayo sidii reer miyigu iigu hagar baxey .

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...