War-saxaafadeed ka soo baxay odayaasha jaaliyadaha Somaliland ee deggen, Ingiriiska Kuna Saabsan Dhakhtarka Wayn Ee Hargaysa.
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiskakhuseeya cusbtaalka guud ee caasimadda jamhuuriyadda madaxa banaan ee HARGAYSA in laga dhiso mid guud mid carruurta mid u gaar ah dumarka
sida la wada ogsoonyahay waxaa wanaagsan qaybaha jiifka laga dhigo qaybahaas kor ku xusan
uba baahna in dhul loo helo waxaa laga dhisi karaa dhulka baaxadda leh ee dhakhtar guud ku fadhiyo
talo soo jeedin
1. beelaha reer Somalilnadilaashadaan midnimadooda cadawga dalka meel uga soo wada jeestaan
2. cafis musaamax laysu fidiyo bisha ramadaan laga faaidaysto wixii xanaf doorashadii dalka qabsoontay tagtay laga bogsado .
4 ciiddu tagimayso maamulkuse wuu tagi yaan la noqon tiiraanyo xasuuste waal ma xidhiidhsho.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!