Mashruuc Kasta Oo Dalka Laga Hirgaliyaa Waa Horumar Soo Kordhay.

0
Tuesday March 08, 2022 - 09:44:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Mashruuc Kasta Oo Dalka Laga Hirgaliyaa Waa Horumar Soo Kordhay.

    W/Q: Abdiqani Salaf.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Abdiqani Salaf.

sababtuna waxay tahay dalkani waa dalqudha dastuurka dalku muwaadiniinta wuxu xaq usiiyay goobkasta oo dalka Somaliland ka mida iyo taako kasta muwaadin ayad ka tahay waanad ka faa,idaysan kartaa sida inaad dagi karto ka shaqaysan karto kunoolaan karto si lamida halka aad hada adigu u taqaano deegaankaaga ama gobalkaaga.

 

Sidaa darteed waxkasta oo horumar dalka laga hirgaliyo dagmooyinka kalena xaq bay u leeyihiin inay dalbadaan lakin ma qurux badna meel horumar laga sameeyay oo dalkaaga ka mida inay noqoto wax laysku dhaliilo taa badalkeeda in laysku bogaadiyo ayaaba ku haboon waayo cashuurtii dalkan aya meelka mida dalka lagu maal galiyay waxa ka xumaan badan ta la leexsado ee aan deegaana waxba lagaga qaban ee jeebada gaara ku dhacda. Waxyaabàha laga fa,idayo mashruucan waxa kow ka ah in aynu ugu yaraan khibrad iyo ku dayasho ka faa,idno madaama aynaan aqoon badan u lahayn mashaariicdan oo aynu qaar kale ka hirgalino meelo kale oo dalka kamida iyadoo aynu baahi badan u qabno biyo xidheeno badan, sidoo kale midhaha lagu beeri doono faa,iido badan ayaa inoogu jirta iyadoo laga yaabo badxidhan caalamiya inuu dhaco degaaladan caalamiga ah awgood.

 

W/Q: Abdiqani Salaf.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...