Soo Jeedin Iyo Codsi.

0
Sunday March 06, 2022 - 09:32:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soo Jeedin Iyo Codsi.

    W/Q: Dr.Ibraahin Dhuxul.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Dr.Ibraahin Dhuxul.

Waxaan Dawladda Soomaalilaan usoo jeedin lahaa gaar ahaan Haayadaha iyo Wasaaraddaha ay khusayso shaqadani sida: Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Wadooyinka, Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Wasaaradda Deegaanka iyo Taliska guud ee Ciidanka Wadooyinka Jamuuriyadda Islaamka ah ee Soomaalilaan in lagu dhajiyo Wadooyinka magaalooyinka ka baxsan iyo kuwa ku dhex yaalaba calaamadaha ka taxadarka iyo ilaalinta xoolaha iyo guud ahaan xayawaanka kunool dalka si loo yareeyo waxyeelada kasoo gaadha baaburta xawaaraha sare ku socda. Laguna tababaro oo lagu wacyigeliyo wadayaasha baabuurta Soomaalilaan..


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...