Hooyo Iyo Caruur Ay Dhashay Oo Ku Geeriyooday Dab Qabsaday Gurigoogii

0
Wednesday March 02, 2022 - 16:38:58 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 957
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hooyo Iyo Caruur Ay Dhashay Oo Ku Geeriyooday Dab Qabsaday Gurigoogii

    Sidoo kale oo Caruur Ah Ay Dhaawac Yihiin Laguna Tacaalayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidoo kale oo Caruur Ah Ay Dhaawac Yihiin Laguna Tacaalayo


Alle Ha U Naxariistee 4 Qof Oo Laba Kamidi Yihiin Caruur Yaryar , Hooyadood Iyo Habadood Ayaa Ku

Dhintay Dab Ka Kacay Guri Jiingad ah Oo Ku yaala Degmada Wajaale ee Gobolka Gabiley Halka 3Qof Oo


Sidoo kale oo Caruur Ah Ay Dhaawac Yihiin Laguna Tacaalayo Cisbitalka Guud Ee Gobolka Gabiley ,Dhimashadana La Galiyey Qaboojiyaha Maydka Ee Isla Cisbitalka Degmada Gabiley.


ilaahada maamulka dagmada iyo ka gobolka gabilay wax xaafaahin ah kamaysan bixin sababta dabka dhalisay
Loading...
Loading...