Tacsi Ka Timid Agaasinka Guud Ee Baanka Dhexe Somaliland Geerida Shcabdillahi Cabdi Cali

0
Monday May 27, 2019 - 16:22:30 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1547
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Ka Timid Agaasinka Guud Ee Baanka Dhexe Somaliland Geerida Shcabdillahi Cabdi Cali

    Agaasimha Guud ee Baanka Dhexe isagoo ku hadlaaya afka Agaasinka Guud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimha Guud ee Baanka Dhexe isagoo ku hadlaaya afka Agaasinka Guud
iyo kan shaqaale weynha Baanka waxuu tacsi iyo tiiraanyo la wadaagayaa Cabdiraxmaan Muuse Cabdi, Agaasimaha Qaybta Kormeerka Baananka oo adeerkii Sh. Cabdilaahi Cabdi Cali Maamulihii Dugsiga AL FURQAAN iyo Khadiibki Masjidu weynaa oo saaka ku Geeriyooday Hargeysa.



Ehelka, Qaraabada, asxaabtaba Allah ha waafajiyo samir iyo duco. Waxaan si gaar ah u tacdiyadeynaynaa walaaladii Maxamuud Cabdi Cali iyo Muuse Daakir Cabdi iyo dhammaan reer Cabdi Cali iyo tafiirtooda. Sidoo kale waxaan la qaybsanaa tacsida iyo tiiraanyada Culumada iyo Bahda Waxbarashada Somaliland.


Sheekh Cabdilaahi Wuxuu ahaa Sheekh Caalim muddo dheer ku soo dhex jiray dacwadda iyo Waxbarashada.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...