Xarunta Xuquuqal Insaanka Ee Somaliland Oo Cambaaraysay Xadhiga Jamaal Ibraahim Maxamed
Xarunta Xuquuqal Insaanka Ee Somaliland Oo Cambaaraysay Xadhiga Jamaal Ibraahim Maxamed

Hargeisa(HWN):-Xarunta Xuquuqal Insaanka madaxa-bannaan ee Somaliland waxay cambaaraynaysaa Xadhiga Suxufi Jamaal Ibraahim Maxamed oo 8-dii Feebberwerri lagu Xidhay Caasimadda Hargeisa ee xarunta Somaliland.

Loading...
Loading...