Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Hay'adaha Amniga & kuwa AMISOM

0
Tuesday March 01, 2022 - 16:14:18 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Hay'adaha Amniga & kuwa AMISOM

    Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa faray hay'adaha amnigu inay xoogga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa faray hay'adaha amnigu inay xoogga


Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM.


 

Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga guud ee dalka, gaar ahaanna caasimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.



 

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray hay’adaha amnigu inay xoogga saaraan dardar gelin howlgallada guud ahaan gobollada dalka iyo in si gaar ah loo adkeeyo amniga caasimadda oo lagu qabanayo doorashooyinka guddoonnada Labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda.

Loading...
Loading...