Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey Ee Lagu Qabtay Dagaaladii Puntland Iyo Somaliland

0
Monday May 27, 2019 - 15:35:35 in News by
  • Visits: 4941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey Ee Lagu Qabtay Dagaaladii Puntland Iyo Somaliland

    Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey Ee Lagu Qabtay Dagaaladii Puntland Iyo Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey Ee Lagu Qabtay Dagaaladii Puntland Iyo Somaliland

 

 


Hargeysa(HWN):-Xukuumada somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay inay xoriyadooda u celisay qaar ka mid ah maxaabiistii maamulka Puntland lagaga qabsaday dagaaladii ugu dambeeyey.




Madaxweynaha somaliland ayaa fuliyey balanqaadkaas oo uu ku soo bandhigay khudbadii uu jeediyey xuska 18-ka May, iyada oo maantana si rasmi ah loo fuliyey.


Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada 14 Ka Mid Ah Maxaabiista La Sii Daayey


1) Cabdi-naasir Cismaan Cali

2) Cabdi-nuur Maxamed Cabdulle

3) Maxamed Siciid Yuusuf

4) Cali Faarax Aadan

5) Maxamed Cabdi Caynab

6) Cabdi-xaafid Cabdillaahi Xalane

7) Xuseen Siciid Warsame

8) Cabdi-naasir Maxamed Nuur

9) Maxamed Abshir Aadan

10) Ibraahin Xasan Salaad

11) Axmed Maxamed Axmed

12) Siciid Ducaale Cali

13) Mahad Nuur Cali

14) Faarax Maxamed Cabdi.

Loading...
Loading...