Adduunku Siduu Noqon Lahaa Haddii Dagaallo Sidan U Dhacaan

0
Monday February 28, 2022 - 20:26:49 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Adduunku Siduu Noqon Lahaa Haddii Dagaallo Sidan U Dhacaan

    W/Q: Cali Cabdi Coomay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Cali Cabdi Coomay

= Ruushku waa kan duqeyn iyo dagaallo cir, dhul iyo badd ku haya dalka Yukreyn.



= Haddii ay Waqooyiga Kuuriya ku bilowdo Japan iyo Koonfurta Kuuriya


= Haddii uu Shiinuhu ku bilaabo Taywaan


= Haddii ay Iiraan dhulka la sinta dalalka Carabaha


= Haddii Baagistaan iyo Hindiya foodda is-daraan


= Haddii uu Tukrigu ku duullo Giriiga oo ay isku eedeen jasiiradda Qubrus


= Haddii ay Israa’iil Carabta ku xeeran dabka u shido


= Haddii Asaarbajaan ay ku duusho Armaaniya


Waa ka rooni reerka ha u hadho, sow xaalku maaha.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...