Duqa Muqdisho oo Amar dul-dhigay Guddoomiyeyaasha degmooyinka

0
Sunday February 27, 2022 - 15:27:18 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Muqdisho oo Amar dul-dhigay Guddoomiyeyaasha degmooyinka

    jeedka kormeerkan ayaa ahaa mid uu duqa magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

jeedka kormeerkan ayaa ahaa mid uu duqa magaalada Muqdisho



Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xaruma ay kamid yihiin Biyaasa Liibaro iyo xarunta Sheybaarka Dhisma dowlada hoose Xamar.


Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa mid uu duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish ugu kuur galaaye bilicda Caasimadda iyo howlaha muhiimka ah oo ay xarumahaasi bulshada u haayan.



 

Gudoomiyaha ayaa inta uu kormeerkan kujiray waxa uu faray Guddoomiyaasha degmooyinka in ay mas’uuliyad gaar ah iska saaraan ilaalinta nadaafada iyo bilicda.

Loading...
Loading...