Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo war kasoo saaray kursigii uu ku fadhiyay Wasiirka Batroolka

0
Sunday February 27, 2022 - 08:10:26 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo war kasoo saaray kursigii uu ku fadhiyay Wasiirka Batroolka

    Kursigaan ayaa dhawaan loo diiday in uu ku tartamo Wasiirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kursigaan ayaa dhawaan loo diiday in uu ku tartamo Wasiirka




Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee 2020/2022 ayaa muddo dheeri ah ku daray baaritaanka dacwada kursi lamber HOP#045.


Kursigaan ayaa dhawaan loo diiday in uu ku tartamo Wasiirka Batroolka Xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed, waxaana uu dacwad ka gudbiyay Musharax ku guuleystay ee dhawaan lagu doortay Baraawe.



 

Guddiga ayaa ku daray Shan maalmood oo dheeri ah xilliga loogu tala galay in lagu soo gabagabeeyo dacwadda.



Loading...
Loading...