Doorasho Lagu Qaban Lahaa Beledweyne oo baaqatay iyo Hirshabeelle oo war kasoo saartay

0
Saturday February 26, 2022 - 10:33:31 in News by
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorasho Lagu Qaban Lahaa Beledweyne oo baaqatay iyo Hirshabeelle oo war kasoo saartay

    Lixdaan kursi ee soo socota ayaa doorashadooda la qaban doonnaa maalinta berri ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lixdaan kursi ee soo socota ayaa doorashadooda la qaban doonnaa maalinta berri ah.

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga soo xulaya ergada saddexda kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Beledweyne.


 

Saddexda kursi ayaa waxaa ka mid ah kursiga #HOP068 oo la filayo inuu ku soo baxo Maxamed Ibraahim Macalimuu Macalimuu oo dhawaan ka soo laabtay dalka Turkiga oo loogaga soo daweynayay dhaawac ka soo gaaray weerar lagu doonayay in lagu dilo.



 

Guddiga Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa ku wargaliyay dhamaan umadda somaaliyeed iyo Murashixiinta in uu dib u dhac ku yimid qabsoomida doorashadii loo madlanaa in maanta qabto Sababo Farsamo awgeed.

 

Lixdaan kursi ee soo socota ayaa doorashadooda la qaban doonnaa maalinta berri ah.

 

HOP#006

 

HOP#022

 

HOP#003

 

HOP#032

 

HOP#252

 

HOP#068

Loading...
Loading...