Ciidamada Ruushka Oo Galay Caasimada Ukraine

0
Friday February 25, 2022 - 12:21:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Ruushka Oo Galay Caasimada Ukraine

    "Wasaaradda gaashaandhigga Ruushka ayaa xaqiijisay iney gudaha u galeen"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wasaaradda gaashaandhigga Ruushka ayaa xaqiijisay iney gudaha u galeen"

Muuqaallo baraha bulshada lagu baahiyey ayaa muujinaya Taangiyada Ruushka oo dhex mushaaxaya waddooyinka waaweyn ee caasimadda Kyiv.

 

Wasaaradda gaashaandhigga Ruushka ayaa xaqiijisay iney gudaha u galeen mid ka mid ah degmooyinka deegaanka ee Magaaladaasi.

 

Sawirka ayaana u muuqda mid uu qaaday qof ka mid ah shacabka magaaladaasi deggan. BBC waxay xaqiijisay muuqaalkaasi inuu yahay mid sax ah oo laga soo qaaday gudaha magaaladaasi.

 

BBC


Loading...
Loading...