DEG DEG Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo Dalka Dib ugu soo laabtay

0
Friday February 25, 2022 - 11:19:34 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo Dalka Dib ugu soo laabtay

    Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo,


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa waddanka Jabbuuti, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.



Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo, ayaa waxa madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee dalka, Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex, maayarka caasimadda Hargeysa iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda katirsan, waxana uu qaddar nasasho ah ku qaatay qolka VIP-da ee madaarka.

May be an image of 6 people and people standing
May be an image of 5 people, people standing and indoor
May be an image of 1 person

Loading...
Loading...