RW Rooble oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay QM

0
Thursday February 24, 2022 - 17:50:43 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 551
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Rooble oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay QM

    labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha abaaraha dalka, gurmadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha abaaraha dalka, gurmadka



Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee QM u qaabilsan Arrimaha bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa.


labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha abaaraha dalka, gurmadka la gaarsiinayo dadka abaartu saameysay iyo isu duwidda dadaallada gurmadka abaaraha ee dowladda iyo hay’adaha kala duwan ee gargaarka.



 

Todobaadyadii la soo dhaafay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waday dadaalo ku aadan sidii gurmad ay u heli lahaayeen dadka ay saameynta ballaaran ku yeesheen Arrimaha Abaaraha.

Loading...
Loading...