Wasiir Gaafaadhi Oo Loogu Baaqay In Uu Iscasilo iyo Sababta

0
Thursday February 24, 2022 - 10:10:28 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Gaafaadhi Oo Loogu Baaqay In Uu Iscasilo iyo Sababta

    "waxa halkaa ka muuqata awoodo qarsoon iyo maamul xumo baahsan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxa halkaa ka muuqata awoodo qarsoon iyo maamul xumo baahsan"

Hargaysa (HWN) Xoghayaha Arrimaha Bulshada xisbiga WADDANI  Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa usoo jeediyay wasiirk Caafimaadka Somaliland in uu iscasilo.



Xogahye Dhamme ayaa sidaasi ku sheegay qoraalkan hoose oo uu baahiyay:-

"Maxaa yaab is daba yaal ! (Shaqaale iyo Wasiir kala awood badan)


Warqaddan waxa soo qoray Wasiir Gaafaadhi isagoo maamulaha qaybta Umulaha Cusbitaalka Haregysa usoo gudbiyay inan shaqaale takhasusa oo ku jirta Payrollka in laga hawl geliyo qaybta Umula (Cawo) Jawaabta calinla qalinka ku qoran waxa kaga soo jawaabtay masuulka qaybta Umulaha, waa shaqaale iyo Wasiir ay u dhexeeyaan jaranjarrooyin badan, waxa halkaa ka muuqata awoodo qarsoon iyo maamul xumo baahsan.

 

Gaafaadhi hays casilo madaama shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka aanu maamuli Karin”


No description available.


Loading...
Loading...