Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya Oo Isaga Oo Qayilaya Ballan Qaaday Arrin Soomaaliya La Xidhiidha

0
Thursday February 24, 2022 - 09:23:29 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya Oo Isaga Oo Qayilaya Ballan Qaaday Arrin Soomaaliya La Xidhiidha

    "Hadalka Ruto ayaa kusoo aaday xilli in muddo ah ay taagneyd arrinta qaadka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hadalka Ruto ayaa kusoo aaday xilli in muddo ah ay taagneyd arrinta qaadka"

Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, William Ruto, oo maalmihii la soo dhaafay ololahiisa doorasho ka waday gobolka jaadka uu ka baxo ee Meru ayaa waxaa uu sheegay in hadii loo doorto xilka Madaweynaha uu kordhin doono wax soo saarka Qaadka sidoo kalena uu wadahadal la gali doono Dowladda Soomaaliya, kaas oo ku saabsan sidii qaadka Kenya loogu fasixi lahaa dalka Soomaaliya.

 

Hadalka Ruto ayaa kusoo aaday xilli in muddo ah ay taagneyd arrinta qaadka, oo Soomaaliya ay dalkeeda ka joojisay badeecada qaadka ee looga dhoofiyo Kenya.


Loading...
Loading...