Galmudug oo Ku dhawaaqday Qabashada Kuraaskii ku dhimanayd Dhuusamareeb

0
Wednesday February 23, 2022 - 13:58:57 in News by
  • Visits: 684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo Ku dhawaaqday Qabashada Kuraaskii ku dhimanayd Dhuusamareeb

    Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee ka socotay magaalada Dhuusomareeb ayaa hada mareysa gebogebo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee ka socotay magaalada Dhuusomareeb ayaa hada mareysa gebogebo,

Guddiga Doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa goordhaw guddiyadda xulista ergada dooraneysa kuraasta tirsigoodu yahay HOP#012, HOP#048, HOP#137 oo dhawwaan lagu dooranayo magaalada Dhuusomareeb.


 

Kuraastan lasoo bandhigay ayaa sidoo kale guddiga doorashada shaaciyeen in la dooran doono 25-ka bishan oo ku beegan maalinta Jimcaha , waxaana doorashada kuraastan yihiin kuwii ugu dambeeyay ee lagu dooranayo magaalada Dhuusomareeb.



 

 

Doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee ka socotay magaalada Dhuusomareeb ayaa hada mareysa gebogebo, waxaana dhawaan bilaabaneysa doorashada magaalada labaad ee Gaalkacyo oo iyana lagu dooran doono kuraasta kale ee harsan.


 

No description available.
Loading...
Loading...