Guddoomiyaha Ucid Oo Cimradii Ku Sugan
Guddoomiyaha Ucid Oo Cimradii Ku Sugan
Hargaysa(HWN)Guddoomiyaha xisbiga cadaaladda iyo daryeelka somaliland ee ucid Faysal cali waraabe iyo wafti la socda ayaa ka amba baxay magaaladda hargaysa iyaga oo ku sii jeeda dalka sucuudiga siiba magaaladda Barakaysan Ee Maka.
Faysal cali waraabe ayaa waxa wehelinaya cali khaliif galaydh,Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee xisbiga ucid Siciid Omar Iyo Ku Xigeenka xoghayaha guud ee xisbiga ucid Cabdi Naasir Qodox waxaana ay ujeedka ay u socdaan yahay sidii ay u soo cimraysan lahayeen tobanka dambe ee ramadaan.
Loading...
Loading...


0 








