Golaha Guurtida Somaliland Oo Fasax Galay

0
Tuesday February 22, 2022 - 13:42:51 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Guurtida Somaliland Oo Fasax Galay

    ismaamulka gobolada iyo degmooyinka Xeer no 23,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ismaamulka gobolada iyo degmooyinka Xeer no 23,

May be an image of 5 people and people sitting


Fadhigii 33aad ee kalfadhiga 77aad ee golaha Guurtidda JSL oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha

 golaha Guurtidda mudane Suleymaan Maxamud Aadan, ayaa uu goluhu ku ansixiyey wax ka bedelka

 ismaamulka gobolada iyo degmooyinka Xeer no 23, kaas oo golaha wakiiladu derejo bedel kusoo sameeyey saddexda degmo ee kala ah Caynaba, Taleex iyo Baligubadle.


 

Sidoo kale golaha Guurtida ayaa galay fasaxii caadiga ee kal-fadhiga 77aad, kaasi oo qaadan doona mudo laba bilood ah.

May be an image of 2 people and people sitting
May be an image of 5 people
May be an image of 4 people and people sitting
May be an image of 3 people and people standing

Loading...
Loading...