Xafiiska Hanti dhowrka oo dalbaday in shaqada laga joojiyo Wasiirka Batroolka

0
Monday February 21, 2022 - 09:07:09 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xafiiska Hanti dhowrka oo dalbaday in shaqada laga joojiyo Wasiirka Batroolka

    Xafiiska ayaa Wasaaradda iyo hay'adaha ay khusayso ogaysiiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska ayaa Wasaaradda iyo hay'adaha ay khusayso ogaysiiyay



War-saxaafadeed uu Xafiiska Hantidhawrka Guud kasoo saaray heshiiska Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay la gashay shirkadda Coastline Exploration Ltd.


Xafiiska ayaa Wasaaradda iyo hay’adaha ay khusayso ogaysiiyay in uu heshiiskaasi yahay waxba kama jiraan isaga oo gal-dacwadeed u gudbiyay Xafiiska Xeer-Ilaalinta Guud si tallaabo sharciga waafaqsan looga qaado ciddii ku lugta lahayd.



 

Sidoo kale Xafiiska ayaa Ra’iisul Wasaaraha XFS kula taliyay in shaqa ka joojin deg-deg ah lagu sameeyo dhammaan shaqsiyaadkii qabyta ka ahaa saxiixa heshiiska.




Loading...
Loading...