Mohamoud Xaashi Wuxuu Ahaa Sirdoon Kii Ugu Weynaa Ee Kulmiye.

0
Monday February 21, 2022 - 08:56:15 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mohamoud Xaashi Wuxuu Ahaa Sirdoon Kii Ugu Weynaa Ee Kulmiye.

    W/Q: M BASHE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: M BASHE

Intaynaan u gelin shaqadaa loo diray Moxamoud Xaashi oo dadka nooca aan runta lagu AQOON ee ah dadka ku wacan in loo isticmaalo sida SIRDOON ah oo jirjiroolayta ku xariifa. Mudane Siilaanyo qudhiisu dabeecaddaas buu lahaa sida ina  Xaashi oo wuxuu kusoo nabad galay 21 sano ee UU Moxamed siyaad Barre wax laynaayey. Siyaad BARRE DILKA MUU BILAABIN 21 SANO GUDAHoodii ee dilkii u horeeyey Mohamed siyaad oo Madaxa Booliska Mogadishu ee dawladii talyaaniga waxuu dilay KAMAALA DIIN SALAX OO AHAA MADAXII QARANI. ADA MIDOOBAY U SOO DIREEN SOMALIA OON SOMALILAND KU  JIRIN. HADDAAN SHEEKADII SIILAANYO IYO MOXAMED XAASHI KU SOO NOQDO, MAHAMED XAASHI WUXUU KU DAYDAY INUU U SOO SHAQEEYO SIDUU SIILAANYO U SOO SHAQAYN JIRAY UU KU SOO NABAD GALEY KHATARRADDII KILII TALLIS KII SIYAAD BARRE. SIILAANYO ARDAYNIMADII DUGSIGA SHEEKH AYAA MAGACAA LOO BIXIYEY WAXAA LOOGU BIXIYEY WUU XARAKAAD BADNAA, KOLBA QOLBUU TEGI JIRAY, WARKUU KALA QAADI JIRAY, DAGAAL TOOSKA AH KU UU WACNAYN LAAKIIN KA DADBAN EE DUSDUSKA BADAN BUU YAQAANAY SIDAASAA ARDAYDII UGU BIXISAY 'SIILAANYO'. MOHAMOUD XAASHI EXACTLY SIDAASUU U SHAQEEYAA CID A DAACAD UMA AHA LAAKIIN  SIRDOON KA WUU KU WACANYEY SILAANYAA SAXAY.

 

MAQAALKAN WAXAAN UGA SOCDAA SIRTA KULMIYE EE SOO GUULDARAYSATAY IYO MISSIONKII LOO DIRAY MOHAMOUD XAASHI EE METELAYEY IN KULMIYE ISLAAYEEN OO BEEN AHAA EE INUU KULMIYE UCID QABSADO AMA WADANI QABSADO OO MOXAMOUD XAASHI GUDOOMIYE KA NOQDO WAA A LA ISLA OGAA AMINA WERIS, MUSE BIIXI, SIILAANYO IYO MOHAMOUD XAASHI, I NA KAAHIN IYO HOGAANKA JEEGAANTU.

 

PICTURE KAN AAN IDIN SII AYAA WAA kii yaraa laakiin picture weyni wuxuu soo baxaynaa MARKAA CABDI RAHMAN CIRRO, HIRSI, FAYSAL CALI WARAABE SOO BANDHIGAAN MOXAMOUD XAASHI IYO XOOLUHUU SITAY EE LOO SOO DHIIBAY IYO WIXII UU KU WEYDIISTAY GUDOOMIYE NIMADA AY SOO BANDHIGAAN. Weyna fahansanaayeen inay qaldan sidan macne yarida ah ee ii dhiib a Gudoomiye nimada isagoo run sheege la aamino ahayn sida Xirsi. Laakiin Xirsi miyuu Kulmiye ku NOQON, anigu u malaynmaayo.

 

MOXAMOUD XAASHI MISHANKII LOO DIRAY WUU TIJAABIYEY KULMIYE SIRDOON A BUU AHAA SI LABADA XISBI U NOQDAA WARAABE U TAAG UU XAASHI MADAX KA NOQDO MIDKOOD KA KALENA LA WADA QABTO SIDAA QABIILKA WEYN EE GARXAJIS LOOGA DHIGO HILIB DUQADA LAAKIIN CIRRO OO SIYAASI RUUG CADDAAYA OON ADDUUN LAGU SIRI KARIN, FASAHAADKALE DUMAR IYO LACAG LAGU SIRI KARI  AYAA XIIJIYEY KULMIYE OO XUKUUMADDIISA IYO CASHUUR TII HAYSTA IYO JIN DAGAAGAY OO DHAN.

 

 

M BASHE 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...