Deni oo sheegay in wax ka beddel lagu sameeyey heshiiskii dekedda Boosaaso ee DP World

0
Monday February 21, 2022 - 08:19:12 in News by
  • Visits: 944
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deni oo sheegay in wax ka beddel lagu sameeyey heshiiskii dekedda Boosaaso ee DP World

    "Shirkaddii P&O waa ku fashilantay dekedda, waxaan ku wareejiney shirkad aan 25% ku leenahay oo cusub inta kalena ay leedahay DP-world"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Shirkaddii P&O waa ku fashilantay dekedda, waxaan ku wareejiney shirkad aan 25% ku leenahay oo cusub inta kalena ay leedahay DP-world"

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi ayaa sheegay in wax ka bedel lagu sameeyay heshiiskii dekedda Boosaaso ee DP World isla markaa na dekedda lagu wareejinayo shirkad cusub oo ay 25% leedahay Xukuumadda inta kalena ay leedahay DP World.


 

"Shirkaddii P&O waa ku fashilantay dekedda, waxaan ku wareejiney shirkad aan 25% ku leenahay oo cusub inta kalena ay leedahay DP-world” Ayuu yidhi Deni.



 

 

Sidoo kale waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray Deni in heshiiskii hore ee Shirkadda lala galay uu ahaa mid qabyo ah, balse waxka bedelka lagu sameeyay ay sababtay in meelo dekadda aan wax uga soo xeran jirin inay uga soo xirmaan.


 

Shirkadda DP World iyo Xukuimadda Puntland ayaa sanadkii 2017-kii waxaa ay galeen heshiis la xiriira horumarinta dekadda Boosaaso balse heshiiskaas uusan hirgelin…..

 

 

Loading...
Loading...