Gudiga Doorashooyinka Oo Dafiray Doorashadii Fahad Yasin..

0
Monday February 21, 2022 - 08:26:11 in News by
  • Visits: 1599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudiga Doorashooyinka Oo Dafiray Doorashadii Fahad Yasin..

    Fahad Yaasiin ayaa shalay Loodoortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, Kursi aysan Cidnina Kula Tartamin..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fahad Yaasiin ayaa shalay Loodoortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, Kursi aysan Cidnina Kula Tartamin..

 

Guddiga doorashooyinka heer federal ayaa meesha ka saaray natiijada kursigii uu ku soo baxay Fahad Yaasiin, iyagoo aqoonsaday natiijada 5-tii kursi ee maanta Beledweyne lagu doortay, sida lagu shaaciyay Page-ka Guddiga


Arrintan ayaa loo arkaa inay Fahad Yaasiin ka hor istaagi doonto shahaadada kama dambeysta ah ee Xildhibaanimo oo ay bixinayaan Guddiga doorashooyinka heer Federaal.



"Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) waxba iskama badalin go’aankii ay ku hakiyeen kursiga HOP#086, sidaasi darteed waa waxba kama jiraan natiijada talaabadii maanta lagu baalmaray”ayaa lagu daabacay Page-ka Guddiga.


No description available.
Loading...
Loading...