Muxu Darana Kulanka Badmaax iyo Xildhibaan Ku Cadeeye

0
Sunday February 20, 2022 - 15:30:03 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxu Darana Kulanka Badmaax iyo Xildhibaan Ku Cadeeye

    "Aqoonyahan Badmaax oo hore u soo noqday Mareeyihii Maalgashiga Somaliland"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Aqoonyahan Badmaax oo hore u soo noqday Mareeyihii Maalgashiga Somaliland"

Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax oo ka mid ah Aqoonyahanka iyo Haldoorka Somaliland ee daneenaya furista ururada siyasaada ayaa maanta waxa magaalada Hargeysa Kulan Ku dhex maray Xildhibaan Axmed Dayib Ku Cadeeye oo ah Xildhibaanka deegankiisa ku matela golaha wakiilada shirka oo qaatay muddo saacado ah ayaa waxay si midaysan u taageeren furista ururada siyaasadeeda cusub.

 

Aqoonyahan Badmaax oo hore u soo noqday Mareeyihii Maalgashiga Somaliland sidoo kalena muddo dheer ka soo shaqenayay shirkadaha Shidaalka dalalka Khaliijka Carabta oo bartay shuruucda caalmiga ah iyo dhaqaalaha ayaa ka mid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland ee damacu kaga jiro hanashada hoogaminta dalka.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...