Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Qaabilay Xildhibaan Gavin Williamson

0
Sunday February 20, 2022 - 15:22:24 in News by A. Asbaro
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Qaabilay Xildhibaan Gavin Williamson

    Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Qaabilay Xildhibaan Gavin Williamson

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Qaabilay Xildhibaan Gavin Williamson


Hargeisa(HWN):-Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka JSL ayaa weftidii uu hoggaaminayey Xildhibaan Gavin Williamson u soo bandhigay horumarka dhinaca shuruucda ee ay Somaliland samaysay soddonkii sano ee u danbeeyay.



Wasiir Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, waxaa kulankaaai ku wehelinayay guddoomiyaha gudida dib u habaynta shuruucda JSL la taliyayaasha wasaaraddasi Iyo qaar ka mid ah agaasime waaxedada.

Weftigan uu hoggaaminayo Xildhibaan Gavin Williamson ayaa maalintii labaad booqasho ku jooga Somaliland.

Iyadoo na halkaa lagu soo bandhigay nuqulo ka mid ah xeerarkii Somaliland samaysatay wixii ka horeeyay 1960.

Loading...
Loading...