Xukuumadda oo AMISOM kala hadashay Madaxda & Siyaasiyiinta hubka la galaya Garoonka…

0
Sunday February 20, 2022 - 13:28:12 in News by
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda oo AMISOM kala hadashay Madaxda & Siyaasiyiinta hubka la galaya Garoonka…

    Docda kale Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada Soomaaliya ayaa danjiraha Madowga Afrika kala hadlay dadajinta dhismaha Parking-ka gaadiidka oo dhawaan la dhagax dhigay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Docda kale Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada Soomaaliya ayaa danjiraha Madowga Afrika kala hadlay dadajinta dhismaha Parking-ka gaadiidka oo dhawaan la dhagax dhigay.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa maanta oo axad ah la kulmay danjiraha midowga Afrika ee Soomaaliya Amb,Francisco Madeira.


 

Ugu horayn Danjire Madeira iyo wasiirka Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya ayaa kawada hadlay Amniga Garoonka Aadan-Cadde, iyadoona wasiir duran uu horay usoo jeediyay in sharci laga soo saarayo gaadiidka tiknikada ah ee lala galayo gudaha Garoonka.



 

Docda kale Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada Soomaaliya ayaa danjiraha Madowga Afrika kala hadlay dadajinta dhismaha Parking-ka gaadiidka oo dhawaan la dhagax dhigay.


 

Hirgalinta Parking-ka cusub ee Garoonka Aden Cabdulle ayaa soo kordhinaya yaraynta saxmada gaadiidka ay ka aameeyaan wadooyinka laga halo gagida diyaaradaha.


 

Kulankan dhexmaray Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Duraan Axmed Faarax iyo danjiraha midowga Afrika ee Soomaaliya Amb, Francisco Madeira ayaa daba socday kadib markii dhawaan Garoonka inay la galaan laga celiyay mas’uuliyiin katirsan dowladda hub farabadan iyo Gaadiid ay wateen.

 

Loading...
Loading...