Shan Qof oo ku Dhaawacmay shil Gaadhi oo ka dhacay Magaaladda Ceerigaabo

0
Saturday February 19, 2022 - 15:44:32 in News by A. Asbaro
  • Visits: 903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Shan Qof oo ku Dhaawacmay shil Gaadhi oo ka dhacay Magaaladda Ceerigaabo

    Shan Qof oo ku Dhaawacmay shil Gaadhi oo ka dhacay Magaaladda Ceerigaabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shan Qof oo ku Dhaawacmay shil Gaadhi oo ka dhacay Magaaladda Ceerigaabo


Hargeisa(HWN):-Shil gaadhi oo ka dhacay magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa sababay dhaawaca shan qof.



Shilkan gaadhi ayaa dhacay kadib markii ay isku dhaceen laba gaadhi oo mid ka mid ahi ahaa VX Calaawi iyo mid ka mid ah gawaadhida ciiddammada Booliska ee kaantaroolka galbeed ee magaaladda Ceerigaabo.

Dhaawacyadda ka dhashay shilkan ayaa ah kuwo fudud, marka laga reebo hal qof oo koobo ku jira.

Loading...
Loading...