Baanka adduunka Oo Deeqdii ugu badnayd ugu deeqay dowlad deegaanka Soomaalida

0
Saturday February 19, 2022 - 15:40:18 in News by A. Asbaro
  • Visits: 811
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baanka adduunka Oo Deeqdii ugu badnayd ugu deeqay dowlad deegaanka Soomaalida

    Baanka adduunka Oo Deeqdii ugu badnayd ugu deeqay dowlad deegaanka Soomaalida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baanka adduunka Oo Deeqdii ugu badnayd ugu deeqay dowlad deegaanka Soomaalida


Jigjiga(HWN):-Bangiga Adduunka ayaa dowlad degaanka Soomaalida ugu deeqay lacag dhan 64 milloion oo dollar, oo loogu tala galay abaarta ka jirta inta badan dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya.



Deeqdan ayaa waxaa dowlad degaanka Soomaalida soo gaadhsiiyay Masuuliyiin ka socotay Bangiga Aduunka oo maalinimadii shalay ahayd booqasho ku yimid degaanka Soomaalida.

Deeqdan oo 38 million USD ay diyaar tahay ayaa sida qorshaysan wax loogu qaban doonaa dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool dowlad degaanka Soomaalida.

Deeqdan ayaa noqonaysa tii u badnayd ee degaanka Soomaalida loogu deeqo tan iyo intii ay abaarta ba’ani ku dhufatay inta badan dowlad degaanka Soomaalida, waxaana la filayaa in deeqdani ay wax badan ka qaban doonto xaaladda abaarta ee degaanka ka jirta.

Loading...
Loading...