" Waxaan Ahey Qof Caadiya ".

0
Saturday February 19, 2022 - 14:50:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 894
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Waxaan Ahey Qof Caadiya ".

    Xildhibaan Axmed Nuur guruuje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Axmed Nuur guruuje

Waxaan u noolahey sidii aan horre ugu noolaa , waxaan u dhaqmaa sidii aan horre ugu dhaqmi jirey waxaanan isu haystaa wixii aan horre isugu aqaaney .



Ma jirto darajo , magac iyo dabeecad cusub oo aan lasoo baxay marka dadku iigu yeedhaana badanaa maba dhaado ilaa magacayga caadiga ah la iigu yeedho maxaa yeeley lamaan qabsanin waxa dadku sheegayo macne wayn xagayga kama laha .


Waxaan ahey qof qaldami kara , halmaami kara , ilduufi kara diyaarna u ah in uu mar walba qalas uu leeyahy qaato maxaa yeeley waxaan ahey qof caadiya, keliya waxaa igu soo kordhey masuuliyadda umadeed oo ah imtixaan ilaahy igu eegayo ilaahy na waxaan ka baryayaa in uu masuuliyadaa igu asturo maxaa yeeley anigu masuuliyad umadeed maan raadsanin mana doonin laakiin waa mid alle ii gartey xagiisa ka timi.


Xildhibaan Axmed Nuur guruuje

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...