Hadduu Shacabka Gaajoodo Waa U Xalaal Wixii Cunto Arkaysaan. Waaaayado Quraanka Ah.

0
Thursday February 17, 2022 - 16:12:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadduu Shacabka Gaajoodo Waa U Xalaal Wixii Cunto Arkaysaan. Waaaayado Quraanka Ah.

    M BASHE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

M BASHE

Waxaan arkaayey kuwii cuntada soo dejinayey ee dhiig miiratada ahaa oo warkii TV yada ee been ta ahaa ka sheekaynaya oo sicirkii dunadaa qaali garoobay shidaal iyo raashin. Ethiopia iyo Somalia ba cuntadii kumay qaali garoobin iyo shidaalkii ee beenta dadka ka daaya. Meesha Dawladi kama jirto ee Madaxweynihii waa baayacmushtari cashuurtii dadka ku BAAYAC mushtaraynaya, wasiir kii waa BAAYAC MUSHTARI iyo agaasimihii, culimadii waa BAAYAC MUSHTARI BAL qof qof u kuur gala nin aan BAAYAC MUSHTARI ahayni kuma jiro, markaa (MIN YASUUQAL XIMAAR). MARKAA shacabka iyo ciidanka ayaa beenta iyo maamulka mala awaalka ah u sheekaynaya.

 

Tijaartii iyo wasiiradii Tvya waxay ka daawadaan Bay dadkii xogogaal uga dhigayaa. Xaqiiqada dalka ka jirtaana waa in dhaqaalihii iyo maalkii yaraa ee dadku lahaa on nin walba debedda ula baxayo oo sheerar iyo aqalo la siisanayo I. Djibouti la geystay iyo in Turkiga la geystay iyo Europe iyo America. Car research ku SAMEEYA MADAXDA SOMALILAND shakhsi shakhsi halka xoolaha ay soo dhigtaan iyagoo hore u qaawanaa oon maal adduunyo lahaan jirin.

 

Waxaan aan anigu soo jeedinayaa haddaa shacabow gaajootaan waa idiin XALAAL WIXII CUNTO iyo shidaal idin horyaala, waa lacagtii ummadda oo dhan oo dad magacyo ku qorteen. Idinkuba waa ka warqabtaan wax walba magacyo iigama baahnidin iyo hebel iyo hebel. Sababta qabiil qabiil ka la idinku qaybinayaa waa Sababtaa.

 

HADDII KALE hortoodaa ku bakhbakhtiyi doontaan madaxdana waxay xoolo dhaceen dhakhtarada debedda ayaa iska leh (full stop) tooduna waa AAS QARAN IYO CADAAB.

 

 

M BASHE

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...