Faaidada Barakooliga Ee Caruurta

0
Thursday February 17, 2022 - 15:43:52 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 628
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faaidada Barakooliga Ee Caruurta

    Gormee lasiyaa Caruurta Barakoliga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gormee lasiyaa Caruurta Barakoliga


Barakooliga waxa laga helaa maadooyin muhim ah waxa uuna kamid yahay cuntooyinka  nafaqada leh ee caruurta.


Aqriso faaidooyinka eey kahelaan caruurta barakooliga:


1= Wuxuu Xojiya Difaaca Jirka Ilmaha



Barakoliga waxa laga helaa vitamin C sidoo kale wuxu kacawiya xojinta caafimaad qabka habka difaaca jirka

 ee caruurta sidoo kale wuxu ka ilaaliyaa ilma aragtada iyo cudurada.


2= Ilaalinta Calool Fadhiga

Sababtuna waxeey tahay waxaa laga helo febers taas oo ilmaha kacawine hagajinta dheef shiidka iyo

 kahor taga calool fadhi iyo khalkhal ka calosha.


3= Xoojinta Lafaha Iyo Ilkaha

Waxa laga helaa barakoliga wax badan oo ah vitamin K kaas oo kacawinya in jirku

Nuugo kalshiyamta ( calcium) sidaasna waxa kuxogeysanaya lafaha waxana yareeya lafa burburka.


4= Awood/ Tamar ayey kahelayan


Barakoliga waxa laga helaa carbohydrate ka soosara tamarta sidasna waxa ku xogeysanaya awooda jirka

 ilmaha waana muhim xiliga koriinka.


Waxyalaha uu kakoobnyahay Barakoliga.


1= Carbohydrate iyo Protein

2= Vitamin C, Vitamin K , B6, B12, A

3= calcium, phosphorus, potassium, zinc, iyo bir

4= Tamar/ awood


Gormee lasiyaa Caruurta Barakoliga


Waxa lasiin karaa cunuga marka lobilabo cuntada adag ee waxii kaweyn 6 bilood lkn waa wajib in lajabiyo oo

 laga dhigo dareere fudud inuu ilmaha cuno.


Sido kale cuntooyin kale ayaad ugu dari kartaa cunuga si uu dhadhan ugu yeesho

Hoyoyinka garan waya qaabka looderiyo sosheega waan sameyneyna I.a


W/Q : Dr amiin Buubaal

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...