Xisbiga Kulmiye Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Cimsaan Cawad Maxamuud Oo Ku Magac DHeeraa Badhabadha

0
Sunday May 26, 2019 - 16:30:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1014
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Kulmiye Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Cimsaan Cawad Maxamuud Oo Ku Magac DHeeraa Badhabadha

    Tacsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi

Inaalilaaahi Wa Inaa Ilaheyhi Raajacuun Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere Waxa Uu Ka Tacsideynayaa Eheladii, Qarabadii, Shacabka Somaliland Iyo Ka Gobolka Togdheerba Geeridii Naxdinta Laheyd ee Ku Timid Alle Ha U Naxariistee Marxuum Xaaji Cimsaan Cawad Maxamuud OoKu Magac DHeeraa Badhabadha Oo Ku Geeriyoodey Alle Ha U Naxariistee Magaalada Burco



Marxuumku Waxa Uu Hilaadii 1908 Ku Dhashey Hawdka Magaalada Burco Oo Ka Mid ahaa Shakhsiyaadka Magaca Iyo Maamuska Ku Leh Qaranka Somaliland Islamarkaana Ka Soo Qayb Qaatey Dhidibo U Taagidii Qaranka Somaliland Isagoo Marxuumku Kaalin Mug Wayn Ku Lahaa Nabadeyntii Dalka Islamarkaana Ka Mid ahaa Shakhsiyaadkii Ugu Horeeyey Ee Ganacsiyada Hudheelada Ka Hirgaliya Magaalada Burco.


Waxaan Marxuumka Ka Tacsideenayaa Mar Kale Anigoo Ku Hadlaaya Magaceyga Iyo Ka Xisbiga Kulmiye Eheladii , Qarabadii Iyo Guud Ahaanba Qaranka Somaliland Iyo Gaar ahanaanba Ka Gobolka Togdheer ee Marxuumku Ka Baxey.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...