Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan

0
Sunday May 26, 2019 - 14:39:10 in News by
  • Visits: 2147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan

    Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan


Garoowe(HWN):-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa magacaabay taliyeyaal ciidan oo ka hawl gali doono qaar ka mid ah gobolada maamulkaasi.

No photo description available.


war ka soo baxay xafiiska madaxweyne Deni ayaa lagu shaaciyey isbadal uu ku sameeyey taliyeyaal ciidan, waxaanu warsaaxafadeedka ka soo baxay xafiiskiisu u dhignaa sidan:-


Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug.

Gaalkacyo, May 25, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr. 28 May 25, 2019, ku magacaabay Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dawladda Puntland

Mar Markuu arkay: Dastuurka Dawladda Puntland

Markuu arkay: Aqoontiisa yo khibraddiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:
1.Waxaa G/Sare Jaamac Maxamed Axmed loo magacaabay Taliyaha Qeybta Booliiska ee Gobolka Mudug .

2. Xeerkani waxaa uu dhaqan-gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu

Loading...
Loading...